|

Xildhibaan ka Tirsan Golaha Wakiiladda Kuna Abtirsada Xisbiga Kulmiye oo Sheegay inay Maxkamada Distooriga ah Gayn doonaan Heshiiskii Labada Gole ansixiyeen DAAWO

Hargaysa 13. February 2017 (SDN/QJ):- Kadib Markii Shalay Labada Gole ee Baarlamanka Somaliland ( Guurtida iyo Wakiiladdu) Cod aqlabiyad ah ku ansixiyeen Heshiis qabyo ah oo Xukuumadu la Gashay dalka Imaaraadka Isla markaana lagu Siinayo Madaarka Berbera Si ay Saldhig Mileteri ugu noqoto Mudo 25 Sanno ah ayaa Xildhibaan ka mid ah Mudanayaashi shalay laga saaray fadhigii shalay waxa uu sheegay inay Maxkamad Sare gayn doonaan qaraarkii ka soo baxay Labada gole.

Comments are closed