|

Xildhibaan Ibraahin Mahdi Buubaa oo ka Waramay Kulan ay la qaateen Gudida Dhex dhexaadinta ee Golaha Guurtida {DHAGAYSO}

Hargaysa 16.Feb 2014 (SDN)- Gudoomiyaha Gudida Joogtada ee Golaha Wakiilada ee Somaliland Xildhibaan Ibraahin Mahdi Buubaa ayaa Sheegay inay Maanta Kulan la qaateen Ergadii Golaha Guurtidu u Xilsaaray soo Afjarida Khilaafka Golaha Wakiilada.

Mudane Ibraahin Mahdi Buubaa Waxa uu Cadeeyay inay Ergada u Balanqaadeen inay Garabkoodu aqbalayaan Waan Waanta Golaha Guurtidu isu Xilsaaray Isla Markaana ay aqbalayaan Go’aan kasta oo ay soo saaraan.

Halkan Guji oo Mobilkaaga ka Dhagayso Hadalka Xildhibaan Ibraahin Buubaa
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/Ibrabuubaa(1).mp3″]
Hargaysa SDN.

Qurbejoog.com

 

Comments are closed