Xildhibaan Golaha Wakiilada Ah Oo Siba’an U Wareeray Wasiirka Macdanta Iyo Tamarta Kana Hadley Mudahraadkii Hargaysa ka Dhacay DAAWO
Hargaysa 25. January 2017 (SDN/QJ):- Xildhibaan Faarax Maxamuud Cabdule Cali kana mida xildhibaanada golaha wakiilada ee gudida kheyraadka ayaa si adag u weeraray wasiirka macdanta iyo tamarta.
Sidoo kale waxaa uu xildhibaankani ka hadlay in sababta mudahraadka dhalisay ay tahay sixir bararka xoogan ee wadanka saameyey ee xadhaha goostay.