Xildhibaan Cali Areeye Oo Jawaab Adag Siiay Riyo Raac ,Raage Iyo Rooda oo Shaaciyey Inay Xisbiga Waddani ka Baxeen Xiliyo Kala Duwan DAAWO
Hargaysa 01. November 2016 (SDN/QJ):- Xildhibaan Cali Aareeye oo Ka Mid ah Saraakiisha Xisbiga Waddani Isla markaana Ka Tirsan Mudanayaasha Golaha Wakiiladda ayaa Jawaabo kala Duwan Siiyey Sadex Mas’uul oo hore uga Tirsanaa Xisbiga Waddani.