Xildhibaan C.raxmaan Xoog oo Sharaxay Sababta uu ugu biiray Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani {DHAGAYSO}
Hargaysa 03.Nov 2013 (SDN)- Xildhibaan C.raxmaan Xoog oo ka Mid ah Mudanayaasha Sida ba’an u naqdiya Siyaasada hogaaminta ee Xukuumada Talada haysa ee ka dhalatay,ayaa sheegay inay mar walba ka go’an tahay Sidii uu Masiirka bulshada u ilaalin lahaa,Waxaanu Hoosta ka Xariiqay inaanu ka mid ahayn Mudanayaasha hadba meel u Guura ee u Xagliya Xisbiga Talada haya.
Xildhibaan C.raxmaan Xoog ayaa hadalkan ka jeediyay Madal uu xisbiga Waddani u sameeyay Xildhibaano uu ka mid yahay oo ku soo biiray Xisbigaas iyaga iyo taageerayaashoodiiba.
Guji halkan si aad Mobilkaaga uga dhagaysto hadalka Xildhibaan Xoog
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/Xoog03.mp3″]
Hargaysa SDN.
Qurbejoog.com