|

Xildhibaan C.raxmaan Xoog oo eedo u soo Jeediyey Wasiirka Warfaafinta Mr Caddaani Kana Hadlay Muranka Golaha Wakiiladda DAAWO

Hargaysa 10. August 2017 (SDN/QJ):- Xildhibaan C.raxmaan Xoog oo ka tirsan Mudanayaasha Golaha Wakiiladda Somaliland ayaa eedaymo u Jeediyey Wasiirka Warfaafinta Somaliland Cismaan C.laahi Saxardiid Caddaani oo uu Sheegay inuu farogelin ku sameeyay Khilaafka ka dhex aloosan golaha wakiiladda Somaliland ee Ka dhashay Doorashadii Gudoomiyaha Golahaasi.

Waxa uu Xildhibaan Xoog Xusay in Xisbiga Kulmiye uu yahay ka la socda dawlada Somalia isagoo tusaale u soo qaatay kadib natiijadii lagu doortay Mudane Baashe Maxamed Faarax ay u soo Hanbalyeeyeen Gudoomiyaha Baarlamaanka Somalia iyo ka Maamul goboleedka Punt land.

Comments are closed