|

Xildhibaan Bukhaari oo Ka Hadlay Sababta Siyaasi Yaasiin Faratoon looga dhigay Wasiirka Arrimaha Gudaha & Talooyin uu u soo Jeediyey DAAWO

Hargaysa 16.Aug 2016 (SDN/QJ):- Xildhibaan Bukhaari oo ka tirsan Mudanayaasha Golaha Wakiiladda Somaliland ee Ku Abtirsada Xisbiga Kulmiye lagana soo doortay Gobolka Sanaag ayaa Sheegay in Siyaasi Yaasiin X. Maxamuud Xiir (Faratoon) oo loo Magacaabay Wasiirka Arrimaha Guduhu ay salka ku hayso Sidii uu Xal uga Gaadhi lahaa Shaqaaqo Gobolka Sool Ku dhex martay Laba ardaa oo ka soo Kala Jeeda Reerka uu ka dhashay Wasiirka Cusub ee Arrimaha Gudaha iyo Beesha uu Xildhibaankani ka soo jeedo.

Comments are closed