|

‘’Xilalka Somaliland Beesha Qudha ee Ka Maqani Waa Beesha Ciise,Xitaa Hal Agaasime Guud kuma laha Somaliland,Bulshadda Awdalna Waxaan Leeyahay Fartiina Ku Ciil baxa’’ Siyaasi Maxamed Jaamac Abgaal DAAWO

Boorama 27. July 2017 (SDN/QJ):- Wasiirkii Hore ee Wasaaradda Boosaha iyo Isgaadhsiinta Somaliland Mudane Maxamed Jaamac Abgaal ayaa sheegay inaanu Madaxweyne Siilaanyo Saamigii ay Mudnaayeen siin Beesha Ciise isla markaana ay ka qaatan yihiin Xilalka Jaangoynta Siyaasadda Somaliland.

Wasiirkii hore ee Boostaha iyo Isgaadhsinta Somaliland Maxamed Jaamac Abgaal waxa uu si adag uga hadlay xaaladda dalku marayo wakhti xaadirkan.waxaana uu fariin u direy bulshada gobolka Awdal.

Comments are closed