Weriye Raage Oomaar oo Iftiinka u Soo Saaray Buug uu ka qoray Dhacdooyinkii Dagaal ee Dalka Ciraaq ee iyo Raadaynta Xusuustiisa DAAWO
Hargaysa 24. August 2017 (SDN/QJ):- Waxa uu Weriye Raage Oomaar Ku soo Shaac baxay Tebintii Wararka ee Markii uu Socday Dagaalkii Xulufada uu hogaamiyo Maraykanku ku qaadeen Dalka Ciraaq si ay Xukunka uga ridaan Madaxweynihii Xiligaas ee Dalka Ciraaq Sadaam Xuseen.