Xidhiidhka Somalia iyo Mareykanka Wejiga uu Yeelanayo Kadib Guushii Madaxweynaha la doortay Donald Trump!! DHAGAYSO
London 11.November 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Soomaaliya Cabdisalaam Hadliye Cumar ayaa sheegay inuu rajaynayo inaan waxba iska beddelin xiririka Soomaaliya iyo Maraykanka kadib doorashadii Madaxweynaha La-doortya Donald Trump.
Wasiirka ayaa waraysi uu siiyey idaacadda VOA ku sheegay inaanay dadka Soomaalida ah ee ku nool Maraykanka ah aysan cabsi gelin marka la eego doorashada Donald Trump oo horey weerarro afka ah u gaystay mujtamaca Soomaaliya.