|

Xannuunka Shuban Biyoodka oo Ka Dilaacay Xaafado ka Mid ah Magaaladda Boorama,Qaylo dhaanta Shacabka & Dhawaaqa Maamulka Gobolka Awdal DAAWO

Boorama 10. April 2017 (SDN/QJ):-Waxaa Mudooyinkii u danbeeyay Deegaano badan oo ka tirsan Somaliland ka dilaacay Xanuunka Shuban Biyoodka Kaas oo Dad boqol qof gaadhaya ay u dhinteen.

Sida aanu Wararka ku Helayno Waxaa Cudurka Shuban Biyoodka lagu arkay Xaafado ka Mid ah Magaaladda Boorama.

Badhasaabka Gobolka Awdal Mustafe Cabdi Ciise (Shiine) iyo Maamulka Cisbitaalka guud ee Magaalada Boorama, ayaa si wada jir ah uga hadlay Xanuunka Shuban-biyoodka oo la sheegay inuu ka dillaacay deegaanno hoos taga degmada Boorama.

Comments are closed