|

‘’Xamar Ninkii Doonayaa Ha Tago,Laakiinse Waa Kicin Dadweyne Waa Abaabul Dagaal Sokeeye‘’ Gudoomiye Cirro DAAWO

Hargaysa 25. December 2016 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Golaha Wakiilada ahna Murashaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbiga Waddani Mudane C.raxmaan Maxamed C.laahi Cirro ayaa Ku Celiyey inaanu Wax Shir ah Magaalada Nairobi Kula qaadan Madaxda dalka Somalia.

Hadalka Cirro ayaa ka danbeeyay Kadib Markii Wargayska Caanka ah ee The Star ee ka soo Baxa Magaalada Nairobi uu Faafiyey War Sheegaya inay Kulmeen Gudoomiye Cirro iyo Raysal Wasaaraha Somalia Cumar Cabdi Rashiid kana Wada hadleen Arrimo ku Saabsan Midnimada Somalia.

Comments are closed