Xafiiskii ku Midaysnayeen Jaaliyada Somaliland ee Uk oo laga Ibiyey Ganacsato Somalia
London16Feb15(SDN/QJ) Xubno ka tirsan ururka somaliland west Comunitye ee ku bahoobay jaaliyada somaliland ee uk ayaa la soo xiriiray shabakada wararka qurbejoog xafiiskiisa uk ugana waramay xalada ay marayso xafiiska ay ku bahoobeen jaaliyada oo in mudo ku shaqaynayey magaca somaliland oo sanadkiiba mar qabta xaflada ama bilado abaal marina xafiskan aya ah xafiiska kaliya ee ka dhisan magaca somaliland ee xafada Hayes iyada oo khilaaf xogan soo kala galay sida ilo ku dhawy xafiiska ay keentay in xafiiska loo bandhigo ganacsate somaliyeed oo si loga dhigo goob lagu madadaliyo oo lagu daawado ciyaaraha .qaar ka mida jaaliyada aayaa baaq u diray safiirka somaliland isaga oo wax ka qaban wayey , xafiiskan ayaa waxa ka jira khilaaf xogan oo xaga siyaasada iyo xisbiyada oo loo kala saftay Hab qabiil . Jaaliyada Somaliland ayaa hada ku sugan in ay burburto oo ay dhinaca xisbiyada iyo Qabyaaladu ku korodho waxa kale dhawaan is casilay gudoomiyahii Ssuk Imaan.
qayb ka mida sawiradii jaaliyada