Xafiiskii Albaabada loo Xidhay ee Univesal oo Raali gelin ka Bixiyay Barnaamijkii u danbeeyay ee Faaliyaha Qaranka {DHAGAYSO}
Hargaysa 29.March 2014 (SDN)- Wakiilka Xafiiskii Iridaha loo Laabay ee Telefishanka Universal oo Maanta la hadlay Warfidiyeenada ayaa raali gelin ka Bixiyay Hadal ka baxsan Milgaha Saxaafada iyo Qiyamka Dadnimada oo Telefishanka Universal laga baahiyay Barnaamijkiisa Faaliyaha Qaranka kaas oo Dhaawicii Wasiirka Warfaafinta ee Somaliland Mudane C.laahi Maxamed Daahir Cukuse ku sheegay inuu Sakhraansanaa Markii uu Shilka Galay Isla markaana ku eedeeyay Cukuse inuu Si badheedh Gaadhigiisa ugu Dhuftay Wasiirka Caafimaadka.
GUJI HALKAN OO MOBILKAAGA KA DHAGAYSO HADALKA WAKIILKA
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/digaale.mp3″]
Hargaysa SDN.
Qurbejoog@gmail.com