|

Xadiiska manta iyo Xalqadiisii 4aad (DHEGEYSO)

Hargeysa June 29,2015(SDN/QJ)-Waa barnaamijkeenii Xadiiska ee maalinlaha ahaa ee aanu ugu talo galay bisha barakeysan ee Ramadaan.

Barnaamijka waxa inoo soo jeedinaya eebe ajar iyo xasanaad ha ka siiyee Sheekh Maxamed Cusmaan Cayuun.

Farsamaduna waa Wariyahayaga Hargeysa Khaalid Foodhaadhi ee dhegeysi haboon.

[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/xadiis4.MP3″]

 

Sheekh Maxamed Cusmaan

 

HALKAN GUJJI SI AAD U DHEGEYSATO XADIISKII MAANTA XALQADIISII 4AAD

Comments are closed