|

“Xabsiga Anigaa is Geynaya Haddii la igu Helo Lacagta uu sheegay Wasiirku” Xirsi Cali X.Xasan DAAWO

Hargaysa 28. November 2016 (SDN/QJ):-Hogaamiyaha Xisbiga Waddani Xirsi Cali Xaaji Xasan oo shir jaraa’id maanta ku qabtay magaalada Hargeysa waxaa uu ka jawaabay Eedeymo uga yimid Wasiirka Hawlaha Guud ee Somaliland.

Xirsi Cali Xaaji Xasan,  Waxaa uu sidoo kale ka hadlay warar sheegaya in uu kullamo la yeeshay Musharaxa ka mida siyaasiyiinta Soomaaliya.

Comments are closed