“Xaasidi Mayno,u diidimayno,Laakiin anagu Somalia kama mid nihin Shir ay Gudoominaysana Iman mayno” Madaxweyne Siilaanyo (DHAGAYSO)
London 20.April.(SDN) Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo oo ku Sugan Magaalada London ee Cariga Ingiriiska ayaa Mawqif adag iska Taagay Shirka London loogu Qabanayo Somalia Bisha May ee Sannadkan,Waxaanu Mar kale Daboolka ka qaaday In Somaliland aanay ka soo qayb galayn Shir uu Gudoominayo Madaxweynaha Somalia .
Hadalkan Ayuu Madaxweyne Siilaanyo ka sheegay Kulan balaadhan oo uu Xalay la qaatay Jaaliyada Somaliland ee ku nool Wadanka Ingiriiska, ee Dhagaysi Haboon.
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/Mawqif.mp3″]
London SDN.
qurbejoog.com