“Xaasha’e Siilaanyo Tuug ma aha… Faysalna Xisbigiisii buu Debedda uga Cararay .”Wasiir Xirsi. Dhagayso
Hargeysa 23-july-2013- (SDN)Wasiirka madaxtooyada Somaliland Xirsi Cali xaaji Xasan, ayaa maanta jawaabo hawada u mariyey siyaasiyiinta samaystay Golaha wadatashiga iyo toosinta qaranka, una hanjabay siyaasiyiintaa isagoo ku gooddiyey inuu sharciga la hortagi doono.