|

Xaalada Qoyskii Reer Burco ee Lasixray Iyo Sida Xaalkoodu ku danbeeyay DAAWO

Burco 04. January 2017 (SDN/QJ):- Dabayaaqadii Bishii December ee Sannadkii aynu ka soo Gudubnay Waxaa Qoys Ku Nool Magaalada Burco La Soo deristay Dhacdo Saamaynteeda lahayd Kadib Markii Cunta Kasta oo Qoyskaasi Karsado uu Midabkeedu is bedelo.
Mid ka mid ah Culimada ayaa Ilaahay u diray Qoyskaas Kaas oo Dabiibay Isla markaana Sheegay in Qoyskan loo qabtay Sixir.

Comments are closed