Xaalada Deegaanada Dhumay iyo Dharkeyn Geeyo Iyo Wararkii u danbeeyay ee Nolosha Bulshada DAAWO
Laascaanood 19.July 2016 (SDN/QJ):- Deegaanada Dhumay iyo Dharkeyn Geeyo ee Koonfurta Gobolka Sool oo Horaantii Bishii Ramadaan uu ka dhacay Dagaal Sababay Dhimashada 60 Qof oo Ka Soo kala Jeeda Laba Beelood oo Walaalo ah oo Deegaankaasi wada dega ayaa hada Caadi ku soo Noqonaysa Xili ay Deegaankaasi ku Sugan yihiin Cutubyo ka Tirsan Ciidamada Qaranka Somaliland iyo Ergo Nabadeed.