|

Wiilkii Cilmi Boodhari Dabka Ugu Dhiibi Jiray Hodon Oo Imika Isagoo Waayeel Ah Ka Sheekeeyay Arladii Uu Kula Noolaa Cilmi & Hodon, + Wixii Qiso Dhacay DAAWO

oday-maxamedHargaysa 21.Aug 2016 (SDN/QJ):- Wariye A. A. Ciidle ayaa magaaladda Hargeysa waxa uu waraysi kula yeeshay Oday Maxamed oo ah waayeel isagu in badan usoo taagnaa taariikho badan oo dalka JSL ama geyigan soo maray, waxa uu nolal kusoo gaadhay aabihii jaceylka Cilmi Boodhari iyo Hodon-tii uu jeclaa, wakhtigaas oo Oday Maxamed sida uu sheegay uu ahaa wiil yar oo Kuray ah, waxaanu sheegay inuu Cilmi dabka ugu dhiibi jiray Hodon, halkaasi oo gurigeeda ugu geyn jiray, waxa kale oo uu ka waramay moofo aan ahayn tii xeebta Berbera ku taalay oo Cilmi ka shaqeyn jiray, balse mid labaad oo iyaduna ku taalay magaalada Hargeysa.

Comments are closed