Weriye Ka Tirsanaa Telefishanka Qaranka Somaliland Oo Wasiir Ka Noqday Maamul Gobolleedka Hirshabeelle DAAWO
Beledweyn 03. February 2018 (SDN/QJ):-Axmed Muuse oo ka Mid ahaa Sawir qaadayaasha Telefishanka Qaranka Somaliland kana Hawlgali jiray Magaaladda Hargaysa ayaa loo Magacaabay Wasiirka Tamarta ee Maamul Goboleedka Hirshabeele ee dalka Somalia.
Magacaabista wasiirkani maaha markii ugu horeysay ee midka mida shaqaalaha wasaarada warfaafintu iyo wacyi galinta Somaliland ay ka mid noqdaan dawlada federalka somaliya balse Sanadkii 2017 ayuu Xilibaanada aqalka sare ka mid noqdey maareye ku Xigeenkii tvga qaranku Mustafe qodax