Weriye C.salaan Hereri oo Talooyin Dhaxal gal ah u Soo Jeediyey Dhallinyarada Ku Jirta Saxaafadda Tilmaana ka Bixiyey Waxyaabaha La Rabo inay Ka Koraan DAAWO
Hargaysa 11. June 2017 (SDN/QJ):-Cabdi Salaan Ibraahin Hereri oo ka Mid ah Weriyeyaasha Ruug Cadaaga ah ee Dhawr Iyo Labaatankii Sano ee u danbeeyay Ku Soo Jiray Mihnada Saxaafadda oo haatan ku sugan Caasimadda Somaliland ee hargaysa ayaa Ku Booriyey Bah’da Warbaahintu inay raacaan dariiqa ay ku Kasban karaan Quluubta Dadweynaha.