Weligaa Ma Maqashay Degsiimo Caalamka ka Mid ah oo La Yidhaa Jasiiradii Haweenka? DAAWO
Hargaysa 13.July 2016 (SDN/QJ):- Waxaynu joognaa jamhuuriyada Tajikastan gaar ahaan buuralayda Calaa’udiin oo uu barafku ku daboolan yahay inta badan sanadka oo dhan.,noloshuna waxay dib uga bilaabataa bisha may ee Sanadka marka ay cimilada yara diirani halkaasi timaado, iyadoo haweenkuna ay xoolahooda daajiyaan agagaarka buurahaasi.halkaasoo ay xooluhu ka heli karaan biyo iyo baad ku filan inta lagu jiro xilli diraaceedka.