Wefti Ka Socday Dalka Sweden oo Socdaal Ku Jooga Somaliland oo Wasiir Ka Tirsan Xukuumadu Marti qaad u Sameeyay DAAWO
Hargaysa 14. April 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga Somaliland oo ay Weheliyaan Xubno Ka Tirsan Golaha Wasiiradda iyo Madax Kale ayaa Casuumad Sharafeed u Sameeyey Wefti Ka Socda dalka Sweden oo Booqasho Ku Jooga S.land.