|

Wefti ka Socda Xukuumadda Somaliland oo Booqasho ku Gaadhay Magaalada Taleex DAAWO

Taleex 20.May 2016 (SDN/QJ):- Wefti heer sare ah oo ka socda Xukuumada Somaliland oo uu hogaaminayo Wasiirka kheyraadka Biyaha Engineer baashe Cali jaamac ayaa gaadhay Magaalada Taleex ee Gobolka Xaysimo, waxana ay soo dhoweyn balaadhan kala kulmeen dadweynaha deegaankaasi.

Comments are closed