|

Wefti ka Socda Maamul Goboleedka Punt land oo Gaadhay Degmada Taleex ee Gobolka Xaysimo iyo Ujeedada Safarkooda DHAGAYSO

Taleex, 04.May 2016 (SDN/QJ):- Wafdi ka socda golaha wasiirada dawlada Puntland ayaa gaaray degmada  Taleex ee gobolka Sool halkaasi oo ay u tageen furida mashaariic horay looga fuliyey degmadaasi.

 

Wasiirka Wasarada haweenka iyo arimaha qoyska Puntland  ayaa degmada taleex xariga ka jartay xarunta wasaarada haweenka iyo arimaha qoyska Puntland.

 

Wasiirka Haweenka Aniso Xaaji Muunin ayaa sheegtay i si wanaagsan loogu soo dhaweyey degmadaasi waxaana sidoo kale ay xustay inay ku weheliyeen xubno ay kamid yihiin wasiir ku xigeenka wasaarada duulista hawada iyo  garoomada dawlada Puntland.

Comments are closed