|

“Way ii Muuqatay Xisbi Golihiisii dhexe Qabyaalad lagu Xulayaa inaanu Xisbi Noqon karayn,Waayo Shir beeleed ayaa loo Rogay,Shuruudo ayaanu Murashixiinta u Yeelaynaa ” Gudoomiye Jaamac Shabeel DAAWO

Hargeysa 18.Oct 2015 (SDN/QJ)-Gudoomiyaha Golaha Dhexe ee Xisbiga Kulmiye Jaamac Shabeel ayaa markii Kowaad ka hadlay Nidaamka Qabyaaladeed ee lagu dhisay Golaha Dhexe ee Xisbiga Kulmiye kaas oo uu sheegay in loo dhalan rogay Xisbiga Mid beelaysan waxaanu intaas ku daray in habka ay Somaliland ay ku dhisan tahay uu ku qotomo Dimuquraadiyad Beelaysan.
Waxaa Kale oo uu Jaamac Shabeel Shaaciyey in Shuruudo loo eegi doono Xubnaha Xisbiga ku soo biiray ee aan ka Mid ahayn Kaadiriinta Xisbiga Kulmiye.

Comments are closed