|

‘’Way Dhici Kartaa In Dadyawga Ku Xeeran Madaxweynaha Aanay Jeclayn Inaanu Is Aragno,..’’ Siyaasi Caanka Ah Ismaaciil Hurre Buubaa Oo Markii Ugu Horreysay Hargeysa Lagu Wareystay DAAWO

Hargeysa,27Dec,2015(QJ/SDN)-Siyaasiga caanka ah ee reer Somaliland Ismaaciil Hurre Buubaa ayaa markii ugu horreysay lagu wareystay gudaha magaalada Hargeysa isagoo ka warramay arrimo badan oo xasaasi.

Ismaaciil waxa uu tilmaamay in siyaasadda Somaliland uu xaalad abuurku ku badanyahay, isla markaana aan inta badan laga hadlin arrimaha masiiiriga ah ee ummadda. Sidoo kale waxa uu sheegay in dadka madaxweynaha ku xeeran aanay jeclayn inuu madaxweynaha la kulmo.

WAREYSIGAASI OO XIISO BADAN HALKAN HOOSE KA DAAWO

Comments are closed