“Waxaynu Leenahay Hadaynu Nahay Beeshan Nin Ciidagale ahi Inooma Sharaxna, Ninka Garxajisna waxaa weeyi Markii shalaytoole Ina Cali Waraabe Sharaxnaa waxa laga yeelay waanu Ogayn..” Xilibaan Dheeg DAAWO
Hargaysa 17.Nov 2014 (SDN/QJ)- Xildhibaan Dheeg oo ka Tirsan Mudanayaasha Golaha Guurtida ee Jamhuuriyada Somaliland ayaa ka hadlay xaalada Siyaasadeed ee dalku marayo.
Xildhibaan dheeg oo ka Qayb galay Xadhig ka Jarista 5 Km oo Cusub oo ka Mid ah Wadada Cad ee Hargaysa iyo Sallaxley ayaa Soo qufay hurgumooyin uu sheegay Beesha uu ka soo jeedaa inay u hayso Gudoomiyaha Golaha Wakiilada iyo Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Waxa uu Madaxweyne Siilaanyo u Cadeeyay in beeshiisu aanay lahayn Murashax u taagan doorashada Madaxtooyada isagoo daba dhigay in Gudoomiye Cirro oo qabiilka Guud ay ka Midaysan Yihiin in laga Yeeli doono Sidii uu ay Beel weynta Guud ee ay ka soo Jeedaan ka Yeeshay Gudoomiye Faysal Cali Waraabe.
Hargaysa SDN/QJ
contact@qurbejoog.com