“Waxaanu Madaxweyne Siilaanyo ka Codsanaynaa inaanu Cafis u Samayn Wiilasha Kufsi Wadareedka Gaystay” Axmed Yuusf {DHAGAYSO}
Hargaysa 04.Aug (SDN) Axmed Yuusuf Xuseen oo Xubin ka ah Daneeyayaasha Xuquuqda Aadamaha ayaa soo dhaweeyay Xukun ay Maxkamada Gobolka Hargeysa a maanta ku riday badan labaatan wiil oo ku Eedaysnaa kufsi-wadareed ay kula kaceen Laba Hablood oo Reer Hargeysa ah,Xukunkaas oo ah Mid dheer oo u dhexeeya toban sano ilaa shan sano.
Gudoomiyihii hore ee Komiishanka Xuquuqul Iinsaanka Qaranka ayaa Sheegay in talaabadani ay ahayd mid lagu diirsado waxaanu Xusay in Maxkamadaha looga baahan yahay in Kiisaska Kufsiga ay u arkaan Aafo Qaran.
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/Kufsiwadared.mp3″]
Hargaysa SDN.
Qurbejoog.com