|

“Waxaanu Maanta Soo Kordhinay Gaadiidka Booliska ee 999” Wasiir Warancade {DHAGAYSO}

Hargaysa 23.July (SDN) Wasiirka  wasarada arimaha gudaha Somaliland  Cali Maxamad Waran Cade ayaa waxaa uu maanta  ku wareejiyay taliyaha ciidamada booliska soaliland  Toban gaadhi oo noocoodu yahay   gawaadhida gargaarka dagdaga ah .

Gaadiidkan ayaa Tusaale u Noqonaya Waxqabadka looga bartay Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha Mudane Cali Maxamed Warancade Waxaanu Hadalo dardaaran ah u Jeediyay Ciiddamada Booliska iyo Dadweynaha oo uu ka dalbaday Inay Wada Shaqayn Buuxda dhex Marto.
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/baabuur23.mp3″]
Hargaysa SDN.

Qurbejoog.com

Comments are closed