“Waxaanu ku Heshiinay Wixii aanu Hunguri qabno inaan Shirweynaha ku Muujino Waxaanan u taagnahay Murashaxa Gudoomiye Xigeenka 1aad ee Kulmiye” Xasan Gaafaadhi {DHAGAYSO}
Hargaysa 19.April 2014 (SDN)- Gudoomiyihii Ururkii Rays ee la Midoobay Xisbiga Kulmiye Xasan Maxamed Cali Gaafaadhi oo ayaa Xaflad uu ku qabtay Magaalada Hargaysa Waxa uu ku Cadeeyay in laga Bilaabo Maanta uu u Sharaxan yahay Jagada Gudoomiye ku Xigeenka 1aad ee Xisbiga talada dalka haya ee Kulmiye .
Xasan Maxamed Cali “Xasan Gaafaadhi” Waxa uu sheegay in Ururkii Dalsan uu la soo Galay Xisbiga Kulmiye Sagaashan Kun oo Cod,Isla markaana uu ku doonayay inuu Mansabyo kaga helo Isagoo intaas ku ladhay inaanu Jawaab ku filan ka hayn inuu Isagu iska dhex fadhiyo Xisbiga Kulmiye .
GUJI HALKAN OO MOBILKAAGA KA DHAGAYSO HADALKII XASAN GAAFAADHI
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/Gaafaadhi19.mp3″]
Hargaysa SDN.
Contact@qurbejoog.com