“Waxaanu idiin shageynaa in xildhibaanadii aad doorateen ee aad xilka u dhiibateen ay dantiini ka baxeen oo ay noqdeen dad ku codeeya lacagta berbera laga soo qaado oo loo qaybiyo” Eng C.rashiid Maxamed Mas’uul ka tirsan X.Waddani {DHAGAYSO}
Hargaysa 25.Sep 2013 (SDN) Eng. Cabdirashiid Maxamed Cali (Riyo-raac) oo ka mid ah Hogaanka Sare ee Xisbiga Waddani ayaa Iclaamiyay in labada Xisbi Mucaarid ee Ucid iyo Wadani ay si wada jir ah u qaban doonaan Mudaharaad balaadhan oo Degmo iyo Tuulo kasta oo Somaliland ah ka dhici doona .
Mas’uulkan oo ay si wada jir ah Shir jaraa’id u wada qabteen isaga iyo Gudoomiye ku xigeenka 3aad ee Ucid Mujaahid Cali Guray ayaa waxa uu uga digay Madaxweynaha Somaliland inaanu qalinkiisa ku duugin Xeerka Takaaliifta Horumarinta Wadooyinka.
Halkan ka dhagayso Eng Cabdi Rashiid iyo Mujaahid Cali Guray
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/Crashiiducid24.mp3“]