”Waxaan Soo Dhawaynayaa Xubnihii Kulmiye aanu Wada ahayn ee Waddani Ku Soo Biiray,Waxan aaminsanahay in S.Land Isu dhamaystiran Yahay”Afhayeenka Kulmiye DAAWO
Hargaysa 19.October 2016 (SDN/QJ):- Afhayeenka Xisbiga Talada Somaliland haya ee Kulmiye Xasan Maxamed Gaafaadhi oo Lagu Casuumay ayaa Ku Hambalyeey Xisbiga Waddani qabsoomida Shirkiisa Golaha Dhexe Waxaa kale oo uu amaan u diray Garabkii Isbahaysiga Dimuquraadi doonka ahaa ee Kulmiye ee Haatan Ku biiray Xisbiga Waddani Taas oo Muujinaysa Sida uu Yidhi In Waddani uu Noqday Mid Somaliland Isu Dhamaystira.