“Waxaan idinku hambalyaynayaa Dagaalka iyo Adkaysiga aad u Yeelateen Nimankan Cadowga ku ah Dalka iyo Diinta” Madaxweyne Xasan Sheekh {DHAGAYSO}
Muqdisho 20 October 2013 (SDN) Madaxweynaha Dawlada Federaalka Somalia Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa sheegay inay Xukuumadiisa ka Go’an tahay sidii ay dalka Somalia uga Sifayn lahayd Kooxda Argagixisada ah ee Alshabaab oo dhibaato nabadgalyo daro ku haya Somalia.
Madaxweynuhu waxa uu Xusay inaanu marnaba ilaabayn kaalinta ay Ciidamada Qalabka Sida ku leeyihiin la dagaalanka Kooxda Al Shabaab waxaanu hadalkan ka Sheegay mar uu maanta Khadka Telefoonka kaga qayb qaadanayay Munaasibad ka qabsoontay Xerada Ciidanka 21 aad ee Degmada Dhuusa Mareeb.
Guji halkan si aad hadalka Madaxweyne Xasan Sheekh Mobilkaaga uga dhagaysato
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/XasanMaxamud20.mp3″]
Muqdisho SDN.
Qurbejoog.com