|

“Waxaan Idin leeyahay Mujaahidiinta ku Qanca wixii aad u soo Dagaalanteen inaad Midhaheedii haysaan” Muj. Maxamed Kaahin {DHAGAYSO}

Hargaysa 16.October 2015 (SDN)-Waxaa Maalinta Beri ahi ay ku  Beegan Tahay Xuska Shuhadadii SNM ee ku Naf waayay Dagaaladii dib u xoraynta Waddanka.

Mujaahid maxamed kaahin axmed ayaa  mujaahidiinta u soo jeediyey inay ku qanacsanaadaan in wixii ayy u soo halgameen maanta yahay waddan dhan oo lla  hadhsanayo, waxana uu u soo jeediyey mujaahdiinta wali qaybtoodii maqan tahay innay ku faanaan naafonimadooda.

 

Guji Halkan oo Mobilkaaga ka Dhagayso Hadalka Mujaahid Maxamed Kaahin
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/InaKaahin17.mp3″]
Hargaysa SDN.

Qurbejoog.com

Comments are closed