|

‘’Waxaan Halkan u imid si aan Somaliland ula dabaal dego Horumarka ay ku Talaabsatay 26 Sano ee u danbeeyay & Inaan ogaado Waxyaabaha Qaadhaan Bixiyeyaashu ka Taageeri karaan’’ Wasiirul Dawlaha Qaarada Africa ee Ingiriiska DAAWO

Hargaysa 21. August 2017 (SDN/QJ):- Wefti ka socda dalka Ingriis oo uu Hogaaminayo Rory Stewart oo ah Wasiiru dawlaha Horumarinta iyo Arimaha Debada ee qaabilsan Africa  iyo Dalalka Barwaaqo Sooranka ayaa Socdaalkiisii Kowaad tan iyo intii uu xilkan Wasiiru dawle qabtay waxa uu ku Yimid Caasimadda Somaliland ee Hargaysa.

Wasiiru Dawlaha Ingiriiska u qaabilsan Africa iyo Barwaaqo Sooranku waxa uu sheegay inuu la dhacsan yahay Horumarka kala duwan ee Somaliland ay ku talaabsatay iyo Geedi socodka Nidaamka Dimuquraadiyadeed ee dalkan ka Hirgalay.

Comments are closed