“Waxaan Halkan Ka Iclaaminayaa Olole Cashuur Ururineed oo Dalka dhamaantiis ka Bilaabmaya” Wasiirada Maaliyadda DAAWO
Berbera 16.April 2015 (SDN/QJ)- Wasiirka Wasaarada Maaliyada Somaliland Marwo Samasam Cabdi Aadan oo socdaal shaqo ku joogta Magaalada Berbera ayaa ku dhawaaqaday olole cashuur ururineed oo dalkoo dhan laga bilaabayo, waxaanu tilmaantay ololahan kor loogu soo qaadayo dakhliga dalka.
Marwo Samsam Cabdi oo warbaahinta kula hadashay Magaalada Berbera waxa kale oo ay bulshada ugu baaqaday inay bixiyaan cashuuraha.
Berbera SDN/QJ