|

“Waxaan Cadaynayaa inuu Heshiiskii Maqan yahay,Waxa la inoo Keenayna aanu Heshiis ahayn,Cidii Sidaas ku qaadataa Waa Nin iyo Aakhiradiisa” Xildhibaan C.qaadir Jirde

jirdeHargaysa 08.Aug 2016 (SDN/QJ):- Xildhibaan C.qaadir Xaaji Ismaaciil Jirde ayaa Bedka soo dhigay Mar uu Maanta ka qayb qaadayay Dooda Heshiiska DPW inuu Draft heshiiskani iska hor imanayo,Waxaanu intaas ku daray in Qabyo qoraalka la hor keenay golaha Wakiiladu uu Sheegayo inaanu ahayn Heshiiskii dhabta ahaa.

Comments are closed