|

“Waxaan Arkay In Xubno Wasaaraddayda ahi Ay Haddana SOLJA Xubno Ka Yihiin, Aniguna Ma Jecli Masaaliixda Is Khilaafsan” Wasiirka Warfaafinta Somaliland DAAWO

caddaaniHargaysa 26 February 2016-(SDN/QJ):– Wasiirka wasaaradda warfaafinta dhaqanka iyo wacyigalinta somaliland ayaa furay kulan ku saabsan tayaynta saxaafada dalka iyo hubinta madax baanaanideeda.
Wasiirka Warfaafintu Wuxuu Sheegay inuu la yaabay in Mas’uuliyiin ka Tirsan Wasaaradiisu ay Xubno ka yihiin Ururka Solja Waxaanu hoosta ka xariiqay in aanu Jeclayn Masaaliixda is Khilaafsan.

Comments are closed