“Waxaan ahaa Ninkii ugu Horreeyey ee Ka Taga Markii Xukuumadda KULMIYE Soo Bakhtiyeysay.” Siyaasi Abiib Tima-cad DAAWO
Hargaysa 09. August 2017 (SDN/QJ):- Siyaasi Abiib Diiriye Nuur oo ka mid ah sarakiisha sar sare ee xisbiga KULMIYE, ayaa sheegay in uu ahaa dadkii ugu horreeyey ee ka tagay Xukuumadda KULMIYE markii ay arkeen in ay sii bakhtiyeyso.