|

‘’Waxaa Muuqata In Qorshahani Habsaamay Oo Muddo Hore Ay Ahayd In La Sameeyo Imikana Ii Muuqato Waxaa Kale oo aan Ku Baaqayaa in La Xakameeyo Lacagta Jaadka ee Itoobiya Loo Qaado’’ Faysal Cali Waraabe DAAWO

Hargaysa 29. July 2017 (SDN/QJ):- Musharaxa xisbiga Ucid Faysal Cali Xuseen ayaa mar uu maanta ka hadlayay munaasabad loo sameeyay Qorshaha Shanta sanno ee soo socda ee Horumarinta Qaranka Somaliland ayaa sheegay in ay ahayd in mar hore la bilaabo arrinkan.

Comments are closed