|

“Waxaa la inagu Tilmaamaa Ummad fakhri ah iyo Dal Qani ah” Wasiir Warancade DAAWO

Hargaysa 16.Oct 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Somaliland Mudane Cali Maxamed Warancade ayaa ka hadlay Waxyaabaha Hoos u dhigaya Himilada ummada.

Wasiir Warancade Waxa uu sheegay in Somaliland lagu Tilmaamo umad fakhri ah oo haysata dal qani ah oo  wax soo saar badan laga helayo.

Hargaysa SDN/QJ

contact@qurbejoog.com

Comments are closed