“Waanu ka Fikiraynaa Waxaanu ka Yeelayno Talaabadii Shalay Golaha Wakiilada ka Dhacday” Gudoomiye Xigeenka Wakiilada {DHAGAYSO}
Hargaysa 28.Jan 2014 (SDN)- “Somaliland 23sanadooda ayeynu kusoo dhaqmayne xeerar keena iyo dastuurka,inta uu jira aqalka golaha wakiiladu waxa uu lahaa shirguddoon dastuurka ayaana tilmaamaya lakiin nasiib daro waxa shalay dhacday in shirguddoonkii la baabiiyey oo la yidhi guddoomiye kaliya ayaa jira labada ku xigeenka shirguddoonka ka mid maaha” Waxaa Maanta Sidaa ku Tiraabay Gudoomiye ku Xigeenka 2aad ee Golaha Wakiilada Mudane Cali Yuusuf Axmed oo Shir Jaraa’id ku qabtay Xafiiskiisa
Guji Halkan oo Mobilkaaga ka Dhagayso Hadalkii Gudoomiye ku Xigeenka Wakiilada
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/CaliawYusuf.mp3″]
Hargaysa SDN.
Qurbejoog.com