|

“Waxaa Jooga Kumanaan Mujaahidiina, Oo Muhaajiriin Iyo Ansaar-ba Leh, Oo Abuu Zubeyr Raximahulaah Soo Tabo-baray” Sh.Cali Dheere {DHAGAYSO}

Muqdisho 07.Sep 2014 (SDN/QJ)- Afhayeenka Xarakada Al-Shabaab Sheekh Cali Dheere ayaa  xaqiijiyay geeriyada Hogaamiyahoodi Axmed Cabdi Godane oo Isniintii aynu soo dhaafnay Dayuuradaha Mareykankanka ee aanay cid wadin gantaal ku dhufteen iyo laba masuul oo kale.

Afhayeenka Xarakada Al-Shabaab Sheekh Cali Dheere ayaa waxa uu yidhi “Waxaa Jooga Kumanaan Mujaahidiina, Oo Muhaajiriin Iyo Ansaar-ba Leh, Oo Abuu Zubeyr Soo Tabo-baray, Dhammaantood-na Waxaa Ka Go’an Guul Ama Geeri…Waxaad Ogaan Doontaan Inaanu Nahay Dad Aargoosta”.
Hadaba,Ka Dhagayso Qurbejoog.com Hadalka Sheekh Cali Dheere

GUJI HALKAN OO MOBILKAAGA KA DHAGAYSO HADALKA SHEEKH CALI DHEERE
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/Sh.CaliDheer7.mp3″]
Muqdisho SDN/QJ

contact@qurbejoog.com

 

Comments are closed