|

“Waxa noo muuqata ka xisbi waddani ahaan in ay ku bur-burtay nidaamkii dawlad-nimo…” Xoghayaha Guud ee Xisbiga Waddani {DHAGAYSO}

UurcaddeHargaysa 05.March 2014 (SDN)- Xoghayaha Guud ee Xisbiga Mucaaradka ah ee Wadani Maxamed Cabdilaahi (Uur-Cade) ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay Faro Gelinta Ay Ka Cawdeen Bahda Garsoorku in hawlahooda lagu hayo. Waxa uu Xukuumada ugu baaqay in ay ka laabato isla markaana ay ka hawl gasho sidii uu garsoorku ugu madax Banaanaan lahaa hawlihiisa.

Sidaasna waxa uu ku sheegay mar uu maanta U Waramayay Warbaahinta kala duwan,

Guji Halkan oo Mobilkaaga ka Dhagayso Hadalka Xoghayaha Guud
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/daacad.mp3″]
Hargaysa SDN.

Qurbejoog.com

Comments are closed