“Waxa la iska bartay inta la iska seexdo oo Hawshii qaranka la gudan waayo, in Haddana Abaalgud la isku siiyo muddo-kordhis, waxana aanu doonaynaa in taas lasoo af jaraa.” Faysal cali waraabe {DHAGAYSO}
Hargaysa 10.Aug 2014 (SDN/QJ)- Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe oo Maanta ka hadlayay Kulan ay si wada jir ah u yeesheen Labada Xisbi Mucaarid iyo Madasha Wada tashiga ayaa ka hadlay xaalada guud ee dalka.
Eng Faysal Cali Waraabe Waxa uu sheegay inay daruuri tahay sidii loo soo afjari lahaa hab dhaqanka guracan ee qof Xilkiisii ka soo bixi waayay loogu abaal gudo Mudo kordhin.
GUJI HALKAN OO MOBILKAAGA KA DHAGAYSO HADALKII XILDHIBAAN RAYTE
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/faysal(1)a.mp3″]
Hargaysa SDN/QJ