“Waxa Jira Koox Ka Tirsan Xukuumadda Siilaanyo Oo Caan Ah, Bahdayada Amnigu Waxaanu odhan jirnay Gunti-Gaab, waa Ikhwaanul-Muslimiin Iyagan Khilaafka siyaasadeed Sababay” Wasiir Ku xigeenkii Hore Ee Amniga . DAAWO
Hargaysa 27.May 2014 (SDN/QJ)- Wasiir ku xigeenkii Amniga Ee Uu Madaxwayne Siilaayo dhawaan Xilka ka qaaday Ayaa Markii ugu horeysay Ka hadlay Xaalada Dalka Iyo Koox uu sheegay inay yihiin Wadaado Gunti gaab ah oo hiigsigoodu yahay Ikh-waanul Muslimiinta.
Cabdilahi Abokor ayaa sheegay inay xukuumada Siilaayo ay ku jiraan Koox Wadaado ah oo Magcayada badbadashada iyo kolba Magacyo la baxa ,waxanay dalka ka abuuraan Waxa la yidhaahdo qalaase siyaasadeed. Ragaasi Diiinta ayay isku qurxiyaan laakin waxya awooda saran inay hantida umada gacanta ku dhigaan.
Waxan uu sheegay inay Imika ku hawlan yihiin Inay Abuuran Gudida Culimad somaliland ,Maanta waxa is haystaa Maaha Gudoomiye iyo Madaxwayne Laakin Waa Kuwaasi sababana u ah khilaafka siyaasadeed.
Hargaysa SDN/QJ
contact@qurbejoog.com
contact@somalidiasporanews.com