|

“Waxa Burco ka dhacay ma aha Reer reer ee Waa Nidaam daro ka dhalatay Xukunka dalka ka Jira” Gudoomiye ku Xigeenka Waddani {DHAGAYSO}

shirjaraaid waddaniHargaysa 24.Dec 2013 (SDN)- Gudoomiye Ku Xigeenka Qaasim Sheekh Ibraahim Tubeec iyo Mustafe Cismaan Qodax oo ka Mid ah Saraakiisha Xisbiga Waddani ayaa maanta ka hadlay Falkii Shaqaaqada Watay ee maalintii Shalay ka dhacay Magaalada Burco,Waxaanay dhaleecayn Xoogan u soo Jeediyeen Xukuumada Somaliland.

Madaxda Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Waxay Tacsi u direen eheladii uu ka baxay Marxuunkii Shalay ku geeriyooday isu soo baxaas waxaa kale oo ay eebbe uga baryeen intii ku dhaawacantay inuu Caafimaad siiyo.

Guji oo Mobilkaaga ka dhagayso Hadaladii Madaxda Xisbiga Waddani
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/DhaleecaynWaddani.mp3″]
Hargaysa SDN.

Qurbejoog.com

Comments are closed